Ku soo dhawoow Tiirka Bulshada

Codka iyo Cawimada Dadka Danyarta ah

Who We Are

WhatsApp Image 2025 06 25 At 10.03.58 AM
SAWIR 2 03

What We Do

01.

— Waxa Cawina

xaaladaha degdegga ah ee u baahan gargaar bini’aadanimo

02.

— Waxa U qabana

gaarka caafimaad ama daryeelka dadka ka soo gaarta dabka ama shilalka

03.

— Waxa Sameyna

ka warqabista arrimaha haweenka, iyo ilmaha agoonta ah iyo cawink

Carruurta Mustaqbalka: Daryeel, Wacyigelin & Daryeel Nafsi

Carruurtu waa hibo uu Alle inagu galladay, isla markaana waa aayaha bulshada. Si kastaba ha ahaatee, malaayiin caruur ah ayaa maanta ku nool duruufo adag oo nololeed – laga bilaabo faqri, cudurro, colaad ilaa waxbarasho la’aan. Qeybtan websaydhka waxaa lagu iftiiminayaa dadaallada la xiriira daryeelka caruurta, gaar ahaan kuwa saboolka ah ama ay dhibaato saameysay.