Welcome to

Tiirka Bulshada organization

Ku soo dhawoow Tiirka Bulshada – Codka iyo Cawimada Dadka Danyarta ah

Tiirka Bulshada waa hay’ad samafal ah oo u heelan kor u qaadidda nolosha dadka tabaaleysan, gaar ahaan carruurta, dadka naafada ah, iyo kuwa aan haysan cid ay u cawdaan. Waxaan u taaganahay in aan cod u noqono kuwa laga aamuso, isla markaana caawino dadka ay noloshu halis gelisay.

.

Featured Articles

“Maqaalada Ugu Muhiimsan

xaaladaha degdegga ah ee u baahan gargaar bini’aadanimo

gaarka caafimaad ama daryeelka dadka ka soo gaarta dabka ama shilalka

ka warqabista arrimaha haweenka, iyo ilmaha agoonta ah iyo cawink

Carruurta Mustaqbalka: Daryeel, Wacyigelin & Daryeel Nafsi

Carruurtu waa hibo uu Alle inagu galladay, isla markaana waa aayaha bulshada. Si kastaba ha ahaatee, malaayiin caruur ah ayaa maanta ku nool duruufo adag oo nololeed – laga bilaabo faqri, cudurro, colaad ilaa waxbarasho la’aan. Qeybtan websaydhka waxaa lagu iftiiminayaa dadaallada la xiriira daryeelka caruurta, gaar ahaan kuwa saboolka ah ama ay dhibaato saameysay.

What We Can Do

Garab U Noqo Dadka Danyarta ah



U Dhiib Codka caruurta Agoonta iyo kuwa la dayacay

TeddyBulsho Iscaawisa Waa Bulsho Isbadbaadisa

Meet The Members

Mustafa Mohmed Hassan
Mukhtar Mohmed Hassan
Said Khalif Mukhtar